Sacuudiga oo daroogo culus ku qabtay rag ka soo jeeda Somalia & dalal kale

Ciidanka ilaalada xuduudaha Sacuudiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen rag ka soo kala jeeda dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Sacuudiga kuwaasoo si qarsoodi ah dalkaas ku gelinayey daroogo culayskeeda lagu sheegay hal tan iyo Rubuc ama 1,273 Kg sida warbaahinta dalkaas ay sheegeen. Col. Musfir Bin Qanam Al-Qurayni oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada Sacuudiga … Continue reading Sacuudiga oo daroogo culus ku qabtay rag ka soo jeeda Somalia & dalal kale